wax walba ood u baahantahay si aad u bilowdid cybersecurity(roadmap) + courses
- cybersecurity waa midkamida xirfadaha ugu dalabadka badan imika iyo mustaqbalkaba wana mid aad u xiiso badan dadka bartana waa raga gacanta ku haya xogta iyo amniga wax walba oo internetka dhax yaala article kan waxa aan kugula wadagaya wadada aad umari lahayd barashada cybersecurity, waxa muhiim ah oy tahay inan isla fahano in qofka ku fikiraya inuu bilaabo cybersecurity uu yahay qof fahansan basic of computer ,sida isticmaalka,microsofts sida excel,word,powerpoint,sido kale habka internetka wax looga raadiyo iyo habka dadka loola xidhiidhaba (communication )
marka aan inta ka nimaadno, talabada koobad waa barashada networking waliba compTIA A+ waxyaabaha aad ku baranaysid waxa kamida qaybaha computerka sida hardware oo ah qolofka kore iyo software oo ah nafta computerka kolka aad dhamaysid course gan waxa jira laba imtaxaan oo la galo mid waxa uu dirada saara cloud computing,hardware iyo networking technology halka uu kakalena uu dirada saaro waxwalba oo ku saabsan software ,operating systemska sida windows,linux iyo ugu danbaysta oo ah cybersecurity basics ama bilowga cybersecurity
cloud computing crouse dhamaystiran
2- N+( waa isla cilmiga networking oose dhaxdhaxaad ah yacni kii hore ka yar sareeya tan waa muhiim waxa ayna badana diirada saarta ama lagu barta wireless networks ka iyo wax walba ood u baahantahay si aad u samaysid troubleshooting
wireless networking full course halkan ka bilow
3- CCNA ( waa barbilowga cisco waxana ku barnaysa cashiro muhiim ah ugu danbayntana hadii aad u baahantahay shahaado waxa aad galaysa imtaxanka cisco waxanad qadan shahaado la aqoonsan yahay )
4- linux + ( waa halka laga bilaabo barashada linux iyo cilmigiisa , sido kale linux waa operating systemka badana hackersku ay isticmalaan, in aad cilmigan baratidna waxa ay kugu qaadan 120 saacadood)
5- security+ ( waa halka ugu danbaysa wana meesha aan odhanayno marka aad gadhid waa xiliga aad samayn kartid dhaqdhaq dhanka hacking ka ah sido kale waa meesha aad si fiican uga sii socon kartid wana marka aad si fiican u fahmaysid cybersecurityga, marka aad darajada gadhid waa marka aad qadanaysid title ka cybersecurity eng
qasab miyaa in la barto programming language marka la joogo cybsercurity?
qasab maaha dhamman shaqooyinka cybersecurity la iskuma xujeeyo programming aad bay se muhiim u tahay si aad u fahantid system walba ood jabinaysid ama hawl ka so gasho waxa uu ku qoran yahay waa in aad barata coding waxa ayna badana hackersku bartaan luuqadaha python iyo ruby
madama ay networking ay tahay bar bilowga cybersecurity halkeen ka barta ?
waxa jira youtube somali ah oo si fiican aad uga baran kartid basics of networking si fiicana aan ugu bogey cashiradiisa waxana la dhaha somali networking academy halkan kaga biir
sido kale waxa jira saddex youtube channel oo
ajaanib ah oon iyagana aan so xuley
cisco :- https://youtube.com/c/CiscoSystems
the networking doctors:- https://youtube.com/c/thenetworkingdoctors
networkchuck:- https://youtube.com/c/NetworkChuck
marka aad networking ka so dhammatid waxa ku xiga linux iyana wax aad ka baran kartaa saddexda youtube channel ee hoose
eli the computer guy:- https://youtube.com/c/Elithecomputerguypage
essayboard:- https://youtube.com/c/essayboard
gotbletu:- https://youtube.com/c/gotbletu
Telegram group hadii aad u baahan tahay 👇
https://t.me/+76sX4pyyMIdiZTI0
mahadsanidin
Maajid Guulwade