Dhibaatooyinka ay Sonkorta leedahay iyo cuntooyinka Sonkortu ku badatahay keenaan oo aanad hore u ogayn:
1. Xanuunada dhimirka ee walwalka, hurdo la’aant
2. Fahankaaga oo yaraad
3. Wadno garaac bada
4. Xasuustaada oo yaraat
5. Daal badan oo meel aad u qaado garanwayd
6. Beer subag
7. Kaadi badan oo habeenkii ad u kacdo
8. Dhiig kar
9. Gaajo badan
10. Ragannimada oo yaraata
11. Xalus aan kaa go’ayn xataa hadaad jimicsi samaysid
12. Fungus ku dhasha jidhkaaga
13. Kansar ka oo qof ka haduu ku dhoco hore ugu fida jidhkiis
@Guulwade